Xaalad Deg deg ah oo lagu soo rogay dalka Itoobiya kadib Is casilaadii Desalegn

Dalka Itoobiya ayaa lagu soo rogay xaalad deg deg ah mudo sadex bilood ah, kadib is casilaadii lama filaanka aheyd uu ku dhawaaqay Ra’isul Wasaarihii dalkaasi Haile-mariam Desalegn . Kulan deg deg ah ay yeesheen golaha Wasiirada dalkaasi ayey ku go’aamiyeen in xaalad deg deg ah dalka lagu soo rogo mudo sadex bilood ah, warkan ayaana … Continue reading Xaalad Deg deg ah oo lagu soo rogay dalka Itoobiya kadib Is casilaadii Desalegn